Allaah ha u naxariistee Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo maanta Aas Qaran loogu sameeyey Magaalada Badhan

Waxaa Magaalada Baran Aas Qaran loogu sameeyay Alle ha u naxariistii Afhayeenkii Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo Dalka Turkiga ku geeriyooday Todobaadkaan horaantiisii.

Masuuliyiin iyo Isimo ayaa ka qayb galay Aadka Marxuumka.