Cumar Carte Qaalib oo geeriyooday

Illaahay ha u naxariistee Cumar Carte Qaalib oo ahaa Siyaasi mudo dheer kusoo dhex jiray Siyaasada Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Cumar Carte Qaalib wuxuu jagooyin sarsare uu kasoo qabtay Xukuumadii Kacaanka, wuxuu ahaan jiray Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Xukuumadii Maxamed Siyaad Bare Alla ha u naxariistee.

Cumar Carte wuxuu Xiliyadii Kumeelgaarka mar noqdey Raysal wasaare.

Puntlandi.com