Shir Garowe uga furmay Puntland iyo Koonfur Galbeed oo heer Agaasime ah

Waxaa Garowe Maalmahaan ku sugnaa Wafdi heer Agaasime ah oo ka socda Koonfur Galbeed, ujeedka Safarkooduna wuxuu qayb ka yahay Iskaashi wada shaqayn oo dhexmaraya labada Maamul.

Agaasimayaasha Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa kulankoodu uu maanta ka furmay Magaalada Garowe.

Labada dhinac seacat kawada shaqaynayaan qaabkay isu dhaafsan lahaayeen Wixii khibrad ah.