Tacsi— Dr.Ismaciil Ciise Rooble oo ku geeriyoodey Muqdisho

Illaahay janadii haka Waraabiyee Waxaa Magaalada Nuqdisho ku geeriyoodey Dr.Ismaaciil Ciise Rooble.

Dr.Ismaaciil wuxuu ahaa dhakhtar Caruurta qaabilsan Wuxuuna Xarun Caafimaad ku lahaa Magaalada Bosaso, Wuxuuna Muqdisho u joogay Daweyn casfimaad.

Waxaa tacsi loo dirayaa Caruurtiisa iyo Ehelka iyo Asxaabtaba. Marxuumkana Waxaan Illaahay iga baryeynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aaamiin Aaamiin