Daawo : – ( Dalka yaa leh Sacad Muuse baa leh )Tartankii Ciyaaraha Hargeysa oo qabyaalad isku bedalay.

Tartankii cayaaraha ee Hargeysa oo noqday tartanka qabyaalada qaawan.

Halkan ka daawo dhalinyarada Beesha Madaxweyne Muuse Biixi oo caawa magaalada Hargeysa ka wada isu soo baxayo, iyagoo ku heesaaya Dalka Sacad Muuse baa leh.

Halkan ka daawo baanbaxyada caawa ee Hargeysa :

Dagaal gacanta laysula tagay