Daawo: – Sheekh Cabdiraxmaan dheere oo sheegay in Hargeysa laga masaafuriyey Nin cadaan ah oo Fisqi ka waday magaalada

Sheekh Cabdiraxmaan dheere oo ka mid ah culumada magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Nin cadaan ah oo lagu magacaabo Tim Crow Oo Ahaa Sarkaal qayb Ka Ahaa Koox cadaan ah Oo Waday Hawsha Biyo balaadhinta Hargeisa laga Masaafuriyay Somaliland Kadib Markii Lagu Qabtay Isagoo Muuqaalo Galmo Ah Kaga Duubaya Hablo yar yar Guri Ku Yaala Xaafada Jigjiga Yar Ee Magalada hargeisa.

Halkan Ka Daawo hadalka Sheekh Cabdiraxmaan Dheer .