Dhageyso Faaqidaada Golaha Wasiirada : – Safiiro la soo diiday oo Wasiiro loo magacaabay

Halkan ka dhageyso faaqidaad xukuumada cusub ee Raisal Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo bandhigay.