Garowe saaka Sawirkaan baa Wadooyinka suran, maxay tahay ujeedadu

Labadii Bilood ee lasoo dhaafay Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu ahaa Shaqsiga ugu saameynta weyn Siyaasada Soomaaliya, Tasoo keentay inuu guulo waaweyn ja gaaro xalintii khilaafaadyo badan oo Soomaaliya hareeyey kuwasoo khatar ku ahaa Amaanka Shacabka Soomaaliyeed.

Maanta oo sabti ah Waxaa Garowe ka socda Abaabul iyo dabaaldeg lagu soo dhaweynayo Hogaamiyaha Sanadka Saciid Cabdullaahi Deni oo aan ahayn oo kaliya Hogaamiyaha Puntland laakiin xiligaan loogu yeeri karo Hagaamiyaha Soomasliya,

Madaxweynaha oo iminka ku sugan Nairobi wuxuu kusoo wajahan yahay Garowe waxaana saaka lagu waabariistey Sawiradiisa oo suran Wadooyinka,

Hois ka daawo Mid kamida Shacabka Garowe oo Wadada suraya Sawirka Madaxweynaha