Raysal wasaare Rooble oo Codsadey soo gudbinta Gudiyada Doorashada

Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xasan Rooble ayaa Qoraal uu u diray Dowlad Goboleedyada wuxuu ku wargaliyey inay si dhakhso ah usoo gudbiyaan Xubnihii Gudiga Doorashada ku matalilahaa Dowlad Goboleedyada.

Maamulka Koonfur Galbeed oo qura ayaa ilaa hada soo gudbiyey Gudiga halka Maamulada kale aysan wali soo gudbin.

Hoos ka Akhriso Warqada RE