Madaxweynihii hore ee Hirshabelle oo ku taliyay talo kala qaybinaysa Hirshabeele

Inkastoo uu Madaxweynihii hore ee Hirshabeele Cali Cosoblr uu ka walwalsan yahay Xaalada Siyaasadeed ee Hirshabeele oo maalmahaan kasoo daraysay hadana waxaa hadalada uu soo dhigay Baraha Bulshada uu u muuqdaa Inuusan ku qanacsanayn kooxaha is haya qaarkood.

Qoraalkiisa wuxuu talo ku doonayaa in Beel kamida Beelaha Dega Hiiraan ay Madaxweyneha la taagan gurigooda oo Baledweyne ah isla markaasna ay wiil ay Abti u yihiin ay Madaxweyne Xigeen ka dhigaan, iyagoo dhagaha ka qaadanaya Reer Jowhar.

waakan Qoraalkii Madaxweynihii hore ee Hirshabeele Cali Cosoblr.