Musharax M/weyne Daahir Mohamud Gelle : – ” Dad mid ah ayaa dalkooda horumariya “

Jumca wanaagsan


Waxaan horumar ku gaari karnaa #wadatashi iyo #Isu-tanaasul, Waxaan u baahanahay dadkeenna inaan mideyno si aan hadafkeenna u gaaro, qof ama maamul keligood waxba ma qaban karaan haddii aysan dadkooda haysan.

Waxaa asaageen naga reebay waa kala qoqobnaanta iyo maamul kasta oo ismooda inuu keligoos wax qaban karo taasoo dib u dhac ku keentay horumarka dalkeenna.

Dad mid ah ayaa dalkooda horumariya