Kenya oo Safiir cusub usoo magacawday Soomaaliya

Madaxweynaha Kenya oo isku shaandheyn iyo magacaabid cusub ku sameeyey Saxaafadaha Kenya ee Aduunka ayaa magacaabey Safiir cusub oo Muqdisho aadaya.

Thomas Chepkato Ayaa loo magacaabay Safiirka Cusub ee Kenya Wakiilka uga noqonayaa Soomaaliya.

Safaaradaha Maleeshiya, Pakistaan,Itoobiya , Australia iyo Qaramada Midoobay ayaa Safiiri cusub loo magacaabay.

Puntlandi.com Nairobi