Madaxweyne Deni oo Muqdisho ku laaban doona

????????????????????????????????????

Kadib Safarkii Dubai iyo Nairobi oo uu hada ku sugan yahay Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni euxuu maalmaha soo socda soo gaari doonaa Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Deni oo safar shaqo ku joogay Dalka Emaaraatka Carabta ayaa wuxuu hada ku sugan yahay Nairobi halkaasoo uu uga socdo kulamo looga arinsanayo Isbadalka Siyaasada Soomaaliya.

Madaxweynuhu wuxuu Nairobi kula kulmayaa Qaar kamida dafiirada Wadamada daneeya Arimaha Soomaaliya.

Puntlandi.con Muqjfisho