Madaxweyne Farmaajo oo sheegey in Aasqaran loo samaynayo Raysal wasaarihii hore Marxuum Cali Khaliif

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray waraaq lagu cadeynayo in Aas Qaran loo samaynayo Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galayr oo maanta ku geeriyoodey Caasimada Dowlad Deegaanka ee Jigjiga.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in Golaha Dowlada lagu amray qabanqaabada Aaska Raysal wasaaraha.

Puntlandi.com Muqdisho