Heshiiskii Doorashada oo si wadajir ah ay labada Aqal Cod ugu qaadayaan Sabtida 26 Sep.

Waxaa la isku raacay in maalinta Sabtida ah la horgeeyo Baarlamaanka Heshiiskii ay dhowaan wada gaareen Madaxweynayaasha Soomaaliya ee Habraaca Doorashada.

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo ay weheliyaan labada Aqal Gudoomiyayaashooda ayaa si wada jir ah u tagaya Aqalka Baarlamaanka iyagoo wada nuqulka heshiiska.

Xildhibaano waxaa jira u miciyo lisanaya iney hor istaagaan Heshiiska balse waxaa muuqata in Heshiiskaan uu Cod Aqlabiyada uu ka heysto labada Gole,

Puntlandi.com Muqdisho