Daawo Khudbadii Madaxweyne Cali Mahdi ee Munaasabadii Maanta iyo Muqdisho

Xafladii masnta ka dhacdey Muqdisho oo Beesha Hawiye ay ku casumeen Madaxda Dowlad Goboleedyada waxaa Khudbado ka jeediyey Masuuliyiin hore iyo kuwo hada xilal haya.

Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed ayaa kamid ahaa Masuuliyiintii hore oo khudbad ka jeediyey Xaflada .

Hoos ka Daawo

Mdx. Hore Cali Mahdi Mohamed