Daawo : – M/weyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo Qardho ugu soo xiray tababar cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska PL.

Qardho: 19, September, 2020:

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland.

Halkan ka daawo Video munaasibada