Daawo : – M/weyne Deni oo caawa ka qeyb galay xafladii gunaanadka Shirkii wadatshiga ee Muqdisho lana kulmay marwada M/weynaha Seynab Macalin iyo Hooyada M/weynaha Maryan Xasan

Waxaan caawa ka qeybgalay Xafladda Gunaanadka Shirkii Wadatashi ee aniga iyo Madaxda kale heer Federaal iyo heer Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir aan ku go’aaminey Doorashadda dalka ka dhacaysa.

Halkan ka daawo Video Xafalada