Masawiro : – M/weyne Deni oo maanta kulan la yeeshay xubnihii wefdigii la socday ee Reer Puntland

Muqdisho : 18 September 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan is xogwareysi iyo kala warqaadasho ah la qaatay Wafdigiisa la socday Safarka Muqdisho oo isugu jira Goleyaasha Dowladda iyo La taliyeyaal Sare.