Maxamed Xuseen Rooble oo loo magacaabay Raisal Wasaaraha Dawlada Federaalka.

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa xilka Riasal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somaaliyeed u magacaabay mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la sheegay in uu hore ula soo shaqeyn jiray Hayada Shaqaalaha Aduunka ee ILO.