Daawo Ciidanka Nabadsugida oo xiray Wadooyinka Villa Soomaaliya kana cabanaya Mushaar la’aan


Ciidamadaan Waxay sheegeen in mudo Sadex bilood ah aysan helin Mushasr, markay Xaqooda doonteena waxaa loogu jawaabay “Waxba idiinma heyno ee Guryihiinii kala aada”

Hoos ka daawo Ciidamadnka xili ay maanta iskasoo dhiibeen wada gasha Villa Soomaaliya

Calaamada kore Riix si aad u daarto Vide-ga