Maraykanka oo la kulmay Madaxweynayaasha Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Dafiirka Maraykanka iyo Daraakiil Ciidan oo Maraykan ah.

Kulanka ayaa ku saabsanaa Ladagaalanka Argagixisada iyo Arimaha Doorashada, Iyo sidii looga wada shaqayn lahaa Amaanka,

Madaxweyne Deni ayaa Maraykanka uga mahad celiyey kaalmada ay siiyaan Doomaaliya wuxuuna ku baaqay in Xiliga kala guurka loo bahan yahay in la xoojiyo wadadhaqqynta dhanka Amaanka oo uu sheegay inay muhiimsan kowaad u tahay Puntland.

Masuuliyiinta ka socda Maraykanka waxay kaloo la kulmeen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Laftagareen

Puntlandi.com Muqdisho