Daawo Xasan Sheikh ‘‘Xukuumada Farmaajo waxay la mid tahay Gabar la furay oo hadana ilmo dhalaysa”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Caawa shir jaraa’id qabtay ayaa si kulul uga hadlay Madaxweyne Farmaajo iyo Xukuumada hada jirta ee xilkii laga qaadey bil iyo bar ka hor.

Xasan Sheikh wuxuu yiri Xukuumada Dalka ka jirta maanta waa Farmaajo oo qura, Farmaajo Dalka Dastuurkiisii wuu ku tuntay, Waxaa la oran kartaa oo qura waa lagu falfalaaday Dalkii iyo Dastuurkii.

Madaxweynihii hore Xasan Sheikh isagoo hadalka sii wata ayuu yiri “ Xukuumada hada jirtaa waxay la mid tahay Gabar intuitiv Nin furay hadana ilmo u dhalaysa”

Hoos ka daawo

trim.91401BF0-B9CA-4741-9340-99DB5AEEA344