Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka Wadahadalka halka waxmarayaan

Madaxweynihii hore Xasan Sheikh Maxamuud ayaa la kulmay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam kulankaasoo ahaa Wadatashi iyo iswayraysi.

Labada Masuul ayaa ka Wadahadalka halka uu marayo Shirka Wadatashiga Doorashada ee Muqdisho ka socda.

Madaxweynihii hore Xasan Shiik ayaa muujiyay Sida uu uga walwalsan yahay Xaalada Raysal Wasaare la’aanta tasoo kentaur in Madasha Xisbiyada ay soo saaraan Warmurtiyeed ku Aaden arinkaas.

Puntlandi.con Muqdisho