Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Madasha Xisbiyada oo kulmay

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Senetatoro ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Madasha Xisbiyada, Kulankasoo ka dhacay Xarunta Madasha.

Kulanka waxaa qayb ka ah oo ka qaybqaadanaya Madaxweynihii hore Xasan Sheikh, Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Sheikh Xasan iyo Masuuliyiin kale.

Qodobada lagawada hadlayo waxaa kamida Doorashada iyo qaabka loo wajahayo.