Gudoomiyaha Gaarisa oo Xabsi labdhigay

Gudoomiyaha Gaarisa Nadiif Jaamac ayaa Xabsi loo taxaabay kadib markii lagusoo eedeeyay Musuq maasuq ,Ciidamada Malatariga ayaa Xiray masuulkaan.

Xafiiskiisu ilaa hada kama aysan hadal Xariga, waxaase lagasoo xigtay Saraakiil ka tirsan Aqalka looga arimiyo Magaalada in tuhun Musuqmaasuq loo xiray Gudoomiyaha.

Puntlandi.com Nairobi