Shirka Muqdisho oo lagu wado inuu furmo maanta oo Axada


Shirka wadatashiga Ayaa maanta laguwadaa inuu Muqdisho ka furmo xili wali uu jiro kala aragti duwanaan ku aadan Doorashada., Masuuliyiinta ka qayb galaya Shirka dhamaantood Way ku sugan yihiin Muqdisho.

Beesha Caalamka ayaa Masuuliyiinta Soomaalida ku cadaadinaysa in la dedejiyo Shirka iyadoo loo dhan yahay, Waxaa jira walaac ah in Masuuliyiintu ay laba koox ukala jabaan, inkastoo Maalmihii lasoo dhaafay uu Madaxweyne Deni kulano wadatashi la qaatay Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed.

Puntlandi.com Muqdisho