CabdiXakiin Xuseen Guuleed oo sheegay inuu Madaxweyne Farmaajo usoo bandhigay Raysal wasaaranimo

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku gacan sayray inuu noqdo Raysal wasaare kadib falan uga yimid Madaxweyne Farmaajo.

Guuleed ayaa lagasoo xigtay in Madaxweyne Farmaajo uu usoo bandhigay inuu Raysal wasaare noqdo balse Guuleed wuu diiday dalabkaas., Faahfaahin kama uusan bixin sababta uu u diiday jagadaan,

Cabdikariin Xuseen Guuleed wuxuu soo noqday Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumadii Xasan Sheikh kadibna noqdey Madaxweynaha Galmudug