Daawo : – Sheekh Soomow oo Wasiirka Waxbarashada Goodax Barre ugu baaqay inuu ka toobad keeno xadgudubkii uu Nabiga ( SCW ) uu u geystay.

Sheekh Soomoow oo ka hadlay hadal uu bixiyey Wasiir Goodax Barre oo laga hadal hayey baraha bulshada ayaa yiri”Wasiir Goodax Jahli buu ku hadlay,Xukun baadil ah buu riday,aqoon la’aan Nabiga NNKH sharaftiisa,qiimahiisa iyo diintiisa aqoonin buu ku hadlay,waxaana ugu baaqeynaa inuu towbad keeno’