Sawiro Shirka Madaxda Soomaaliya iyo wali muran ka taagan

Waxaa maanta Shir uga furmay Villa Soomaaliya Madaxda Soomaaliya shirkasoo maalmahaan buuq ka taagnaa, isla hadana wali buuqii ayaa taagan.

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeele Ayaa sharuudo cusub lasoo baxay kuwasoo u muuqda in ay gadaal ka riixayso Villa Soomaaliya.

Madaxweynaha Galmudug wuxuu ku dhagan yahay in Shirkii Dhuusamareeb meesha lagasii wado halkasoo Puntland ay doonayso oo dib loo wadahadlo.

Xogta ay Puntlandi.con ka hayaan Shirka maanta, Madaxweyne Farmaajo hadal badan maanta ma uusan oran wuxuuna u muuqataa inuu ku raacsan yahay Qoorqoor hadalada kasoo yeeray.

Sida hada muuqata Waxaa socda qori qori ku taag , mana cada in shir rasmi ah uu furmo doono.

Puntlandi.com Muqdisho