Kulan villa Soomaaliya uga socda Madaxweynayaasha Soomaaliya

Madaxweynayaasha Soomaaliya ayaa shir uga socdaa Villa Soomaaliya kasoo Bülow u ah Shirkii Muqdisho ee Wadaxaajoodka Arimaha Doorashada.

Shirka maanta ayaa looga hadlayaa ajandaha Shirka beri oo Janice ah lagu wado inuu furmo .

Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa kulankooda Mugdu ku jiraa Waxaana laga cabsi qabaa in aan wax natiijo ah aysan kasoo bixin.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maalmihii lasoo dhaafay wuxuu kulamo Wadatashi ah kawaday Muqdisho.

Warar Waxaa jira sheegaya in Madaxweyne Deni uu soo jeediyey in Shirka at qayb ka noqdaan Wakiilo ka socda Xisbiyada.

Puntlandi.com Muqdisho