Tacsi:- Jaaliyada Aarhus Denmark oo ka tacsiyeynaysa Geeridii Marxuum Nuux Gees oo Garowe ku geeriyooday

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Aarhus Dalka Denmark waxay tacsi tiiraanyo xambaarsan dirayaan Qoyska Reer Gees, Geeridii ku timid Marxuum Nuux Gees oo Dhalay ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Magaalada Garowe.

Waxaa si gaara tacsi loogu dirayaa Caruurtii iyo Xaaskii Marxuumka oo ku nool Dalka Ingiriiska.

Marxuumka Waxaan uga baryaynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aaamiin Aaaamiiin Aaamiin

Nuux Gees wuxuu kamid ahaa Odoyaasha Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaan Waqooyiga Denmark.