Jaaliyada London oo soo dhaweysay Xildhibaan Iyo Wasiir Xigeen ka socda Puntland (Sawiro)

Jaaliyada Puntland ee Magaalada London ayaa Xaflad soo dhawayb ah waxay u sameeyeen Xildhibaan Axmed-Daad Jamac Diiriye iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntlanf Cumar Xasan Fiqi oo fasax ku jooga Dalka Ingiriiska.

Masuuliyiinta ayaa Jaaliyada uga Xog waramay Xaalada Guud ee Soomaaliya gaar ahaan Puntland, iyadoo iyana Xubno kamida Jaaliyada ay halkaas Khudbado ka jeediyeen.

Hoos ka daawo Sawirada