Deg deg daawo : – Madaxweyne Deni oo caawa la hadalay Shacbiga Puntland, warbixina ka siiyey hawlaha ay u joogaan Muqdisho

Madaxweynaha Dawlada Pubtland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Hadal-jeedintisii bilaha aheyd caawa kula hadlay Shacbiga Puntland ayaa uga waramay xaaladda guud ee Puntland iyo safarka ay ku jogaan Muqdisho iyo natiijada kulamadii ay ka qeyb galeen .

Halkan ka dhageyso hadal-jeedinta M/weyne Deni