Madx.Deni Howlo badan kadib maanta waxaa Qado Sharaf loogu sameeyey Muqdisho

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo ay weheliyaan Wafdiyadoida ayaa Qado sharaf loogu sameeyey Magaalada Muqdisho maanta oo isniin ah.

Qadada waxaa Madaxweynaha ku casumay Madaxweyne Xasan Sheikh, Cali Mahdi iyo Masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur