Daawo soo dhaweyntii Madaxweyne Deni ee Muqdishu.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Muqdisho.