Daawo : – Somaliland oo Xaad iyo Odayaasha Dhaqanka Hawiye u diiday in yimadaan Hargeisa.

Afhayeen u hadalay Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Hawiye ayaa sheegay in maamulka Somaaliland ka hirjoogsaday in ay u safraan magaalada Hargeisa.

Afhayeenka ayaa sheegay in ujeedada safarkoodu ahaa sii ay ugu kuuri geli lahaayeen nolosha iyo xaalada maxaabiis u dhashay Beesha Hawiye oo ku xiran Xabsiyada maamulka Somaliland.

Afhayeenka ayaa hadalkiisa ku xusay in aanay suurtoobi doonin in Muqdishana loo soo dhoofo Hargeisana layska hor joogsado.

Halkan ka daawo hadalka Afhayeenka Dhaqanka Beelaha Hawiye .