Daawo Heestii Galad iyo Go’aankii lagu diirsaday ee Caawa uu soo saaray Madaxweyne Deni.

Shacbiga Puntland ee Gudaha iyo Dibadba oo Caawa ku diirsaday Go’aankii Madaxada Dawlada Puntland iyo Jubbaland ay ku badbaadiyeen Masiirkii iyo Dawladnimada Umadda Somaaliyeed ,isla markaana ay u qadaceen natiijadii mudo kordhsiga iyo iska horkeena Shacbiga Somaaliyeed ee uu la rucleynaayey Madaxweyne Farmaajo.

Halkan ka dhageyso Heestii ” Guusha iyo Barwaaqdaba Gu’geygaa igu simay.

Puntlandi

Garoowe