Breaking News : – Puntland iyo Jubbaland oo si wadajir ah ugu gacan-sayray natiijadii Shirkii kooxdii Dhusomareeb.

Dawlad Goboleedada Somaaliyeed ee Puntland iyo Jubbalada ayaa caawa si rasmi ah u sheegay in aanay qeyb ka hayn natiijadii ka soo baxaday Shirkii Dhusomareeb-3.

Warmurtiyeed wadajir ah oo ay caawa soo saareen labda Dawladood ayey ku wargaliyeen Shacbiga Somaaliyeed iyo Xubnaha Beesha Caalamkaba in aan cidna ku matalin Shirkii Dhuusomareeb-3 , isla markaana ay diyaar u yihiin xal laga gaaro doorasho wakhtigeedii ku dhacda oo heshiis lagu yahay.

Halkan ka akhriso Warmurtiyeedka Puntland/Jubbaland.