Daawo Breaking News : – Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo ku baaqay Doorasho loo dhan yahay oo wakhtigeedii ku dhacda.

Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Hawiye oo maanta shirweyne ku qabsasay magaalada Muqdisho ayaa uga digay Madaxda sare ee Dawlada Federaalka aha in aanay Dalka u horseedin qalalaase siyaasadeed iyo mid amni.

War murtiyeed ka soo baxay gunaanadkii shirka ayaa Odayaasha Beesha Hawiye si adag ugu sheegeen in lagama maarmaan ay tahay in Doorasho heshiis lagu yahay ay ky dhacdo wakhtigeedii, isla markaana aanay marnba aqbali doonin wakhti lumis iyo mudo kordhsi.

Halkan ka daawo Shirweynihii Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Hawiye.