Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Gelle oo Hanbalyo u diray Shacabiga iyo Hogaanka Dawlada Puntland

Musharax Madaxweyne, horena u soo noqday Safiirka Somalia u fadhiya Dalka Sucuudi Caraabiya iyo sidoo kale Wasiirkii Warfaafinta Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Dahir Maxamuud Gelle ayaa maanta dhambaal hambalyo ah u diray Shacbiga iyo Hogaanka Dawlada Puntland munaasibada dabaaldaga sannadguuradii 22 ee ka soo wareegtay curashadii Dawlada Puntland ee 1-dii August 1998.

Mudane Daahir ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku xusay in Puntland tahay degaanka kaliya ee isku tashaday kana maarmay Ciidamo Shisheeye ” AMISOM “

Halkan ka akhriso hanbalyada Musharax Madaxweyne mudane Daahir Gelle.

Puntlandi

Garoowe