Gudiga Doorashada oo soo bandhigay Xisbiyada u tartamidoona Doorashada Degmooyinka Puntland

Gudiga Doorashada Puntland ayaa soo bandhigay 10 Xisbi oo ku guulaystay kunasoo gudbay inay noqdaan Xisbibrasmi ah kuwasoo u tartami kara Doorashooyinka Heer Degmo.

Tobankaas Urur Siyaasadeed ayaa Mustaqbalka ka qayb qaadanaya Siyaasada Dalka, Iyadoo Xisbiyada ugu cododka badan Doorashada Heer Degmo ay noqon doonaan kuwa ku baratami Doona Doorashada Baarlamaanka Puntland.

Waxaa la qorshaynayaa in Sanadkaan gudihiisa ay Sadex Degmo ka dhacdo Doorasho tijaabo ah, wali lama baahin Sadexdaan degmo.

Hoos ka akhriso Qoraalka Gudiga Doorashada