Daawo Mdx. Deni, Wasiirada Puntland iyo Galmudug oo kuwada ciidey

Labada Gole Wasiireed ayaa Madaxweyne Seni waxay kula Ciideen iyagoo markii hore Salaada la tukadat Shacabka kadibna Ciidii kasii watay Madaxtooyada halkasoo ay kuwada Xakweeyeen.

Wasiirada Galmudug Waxaa hogaaminayay Wasiirka Axmed Macalin Fiqi.

Sawirada Hoos ka daawo