Daawo.. Ma ogtahay in Gudoomiye Jawaari hadalkan xilka looga tuuray

Ma Ogtahay Muwaadin

Ma ogtahay in Gudoomiye Jawaari xilkiisa ku waayay hadalkaan ama aragtidaan toosan :

Gudoomiye Jawari waa qofkii ugu horeeyay ee fahmay Madaxweyne Farmajo. Sheekada oo dhan waxay ku soo biyo shubantaa in la helo marmarsiiyo lagu sii dhex fadhiyo Villa Somalia si macna la’aan ah…..Gudoomiye Jawari wuxuu eeday u hiilinta Dastuurka iyo Madax-banaanida Golaha Shacabka, hada qofkasta oo Soomaali ah waa ujeedaa in Golihii Shacabku isku bedelay sida “DUKAAN NIN LEEYAHAY”, oo kale.
Soomaaliya Alle ha badbaadiyo: Aamiin

Halkan ka daawo digniintii Jawaari ee bilowgii sannadkii 2017

xigasho Xasan Sheekh.