Daawo Dr.Xasan Sheekh Cali : – ” M/weyne Farnaajo waa inuu ka baxaa Riyada iyo Riwaayada mudo kordhsiga “

Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo Barre ka ah Jaamacada Muqdisho ayaa sheegay in Dalku marayo meel xasaasi ah khatarna uu u yahay inuu dib ugu noqodo buruburkii mar kale ama uu u Gacan galo khariban.

Dr.Cali Sheekh Xasan oo wareysi dheer siiyey Telefishinka Goobjoog ayaa Umadda Somaaliyeed ugu baaqay in ay waajib Qaran ku tahay in Dalka iyo Dadka laga badbaadiyo Isbaheysiga Madaxweyne Farmaajo iyo Barlaamanka oo u midoobay burburinta Dastuurka iyo Shuruucada Dalka.

Halkan ka daawo wareysiga xasaasiga ah ee Dr.Xasan Sheekh Cali oo siiyey Goobjoog TV