Madaxweyne Deni oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo Si cad Dastuurka u jabiyey, Si adagna uga hadlay xilka Qaadistii RW

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Dowlada Puntlandi oo si caro ka muuqato uga hadlay qaabkii ay Baarlamaanka xilka uga qaadeen Raysal Wasaare Khayre ayaa wuxuu sheegay in Dastuurkii la jabiyey.

Deni wuxuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu Dastuurka jabiyey kadib Markuu Baarlamaanka ku Raaschou fowdo ka shan ah Dastuurka oo xilka liga qaadey Raysal wasaaraha.

Deni wuxuu kaloo sheegay in Magacasbidii uu Madsxwrynuhu magacasbay Raysal wasaaraha skumrer Gaalka ah ay agats Sharci daro uu jabiyey qodob Dastuuri ah.

Madaxweyne Deni wuxuu Madaxweynaha ku eedeeyey in Uu si ulakac ah u jabiyey Dastuurka tasoo ujeedkeedu ahaa khalkhal galin sharciga iyo Dalkaba.

Madaxweyne Deni wuxuu kaloo yiri sidaan “ Madaxweynuhu wuxuu cadeeyey inuusan diyaar u ahayn inuu Dalka Doorasho galiyo, Madaxweynuhu wuxuu cadeeyey inuusan tabinayay inuu Dalka si dimoqoraadiyad ah u maamulo, Wuxuubcadeeyey inuu tærabo inuu Dalka ku maamulo Wareegto, Wuxuu cadeeyey inuusan Dastuurka ixtiraamayn,

Hoos ka daawo Hadalkii Madaxweyne Deni

Madaxweyne-Deni-Oo-faahfaahinaya-kulaniisii-Farmaa