Daawo Abdi Abshir Dhoore iyo Barnaamijkii ” Iska Jir Dawladnimo ma dhawee, Dawlad wada qaraabo ah “.

Halkan ka daawo Barnaamijkii Iska jir Dawladnimo ma dhawee ee Aqoonyahan Cabdi Abshir Dhoore uu bulshada Somaaliyeed ugu iftiimin jiray Fawda iyo Dhaqan-xumada Siyaasadeed ee Dalka ka socta.

Barnaamijka maanta waxa uu Aqoonyahanku diirada ku saari doonaa qaabkii Waxshinimada ahaa ee ay shalay u dhaqmeen Gudoonka iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Naf la casriga ee ku habsaday Aqalka hoose ee Barlamaanka Federaalka Somaaliyeed.

Sidoo kale waxa uu Aqoonyahanku uga digayaa Shacbiga Somaaliyeed Ifafaalaha soo muuqda ee ah in la soo dhoob-dhoobaayo Xukumad Gacan ku rimis ah oo wada Qaraabo ah, kuwaas oo mudo kordhin sharci daro ah u sameyn doona Madaxweyne Farmaajo iyo Aqalka Mursal iyo Muuday.

Halkan ka daawo Barnaamijka Iska jir iyo Abdi Abshir Dhoore