Wareysi Prof Abdi Ismaacil Samatar : – Dawlad bilaa sharaf ah oo Gacan ku rimis ah ayaa la soo dhisi donaa

Prof Cabdi Isamaaciil Samatar oo u waramaayey Idaacada BBC laanteeda Afka Somaaliga ayaa sheegay in talabadii uu shalay qaaday Barlamaanka Federaalku ay aheyd mid ka soo horjeeda Dastuurka, Shuruucada iyo danta Dalka.

Prof Samatar ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweyne Farmaajo aanu ka soo baxin masuuliyadii saarneyd runtii, isla markaana uu ku raftay taasina waxay isaga ku noqoneysaa Waran weyn oo aanu ka soo kaban.

Hoos ka daawo Waraysiga

Cabdi-Ismaaciil-Samatar-