Breaking News—RW Xasan Cali Khayre op tanaasulay, kana digay Mudo kororsi

Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre op shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho Ayaa sheegay in isagoo in wixii maanta ka dhacay Golaha Shacabka ay ahaayeen Sharci daro uu Hadana garowsadey inuu iscasilo.

Raysal Wasaare Khayre wuxuu yiri sidaan “ Anigoo og in wixii maanta dhacay ay ahaayeen sharci daro, Anigoo og in aan cod la qasdin codna aan la tirin, Anigoo og in aan moshin la keenin, Anigoo og in Sharcigii lagu tuntay hadana waxaan u turayaa shacabka sidaas awgeed waan iscasilay”.

Xasan Cali Khayre wuxuu hoosta ka xariiqay Inuu ka digay Mudo kororsi, Waxaa Dalkaan lagu bartay in Doorasho ka dhacdo afartii sanaba mar, Waana wasjib inaka wada saaran inaan ilaalino. Ayuu yiri.

Puntlandi.com Muqdisho