Breaking News— Raysal wasaare Kheyre oo goordhow la hadli doona Shacabka

Raysal wasaare Xasan Cali Lheyre oo uu Xilka Xilka ka qaadey Gudoomiyaha Baarlamaanku ayaa goordhow wuxuu la hadli doonaa Saxaafada, waxaa sidaas Puntlandi.com u xaqiijiyey Saraakiil Xafiiska Raysal wasaaraha ka tirsan.

Aad ayaa loo sugayaa in Xasan Cali Kheyre uu dhankiisa ka hadlo Xil kaqaadista lagu dameeyey .

Puntlandi.com Muqdisho